Ballanqaad ka socda waalidiinta kuna socota Gabdhahooda
Ballan-qaadka bulshada ee ku socda haweenka
Qor balanqaadkaaga

Xulo ballanqaadkaaga

Waad ku mahadsantahay sameynta balanqaadkaaga.
Wadajir ayaan ku joojin karnaa gudniinka gabdhaha

  • Waalidiinta kuna socota gabdhahooda Ma tahay waalid? U samee ballan-qaad gabadhaada
  • Bulshada kuna socota haweenka Qeyb ka mid ah bulshada? Ka walaacsan haweenka iyo gabdhaha? Ku caawi ayaga ballan-qaad
  • Ballan-qaad dhaqan/caado Samee ballan-qaadkaaga gaarka ah

Waxaan balan qaadayaa inaan kaa ilaalin doono gudniinka gabdhaha. Gudniinku wuxuu keenaa xanuun iyo waxyeelo, malaha waxtar caafimaad oo la ogyahay wuxuuna ku xadgudbayaa xuquuqdaada aadanaha.

Ballanqaadkan, waxaan ballanqaadayaa inaan ku taageero doorashooyinka aad xor u tahay inaad ku samayso jirkaaga.
Waan ku jeclahay,

Gabdhaha iyo dumarka qaaliga ahow,

Fadlan ogow inaad tihiin xubno qiimo leh oo ka tirsan bulshadayada.
Waxaan kuu balanqaadeynaa inaan kaa ilaalino gudniinka gabdhaha maadaama aan si wadajir ah uga shaqeyneyno soo afjarida dhaqankan waxyeelada leh.
Waxaan rabnaa bulsho wanaagsan oo adiga kuu wanaagsan - mid ilaalineysa caafimaadkaaga iyo ladnaantaada - iyo adduun ka xor ah Gudniinka gabdhaha.

Waxaad tahay oo aad xaq u leedahay inaad ka xorowdo gudniinka

Fadlan qor macluumaadka xiriirkaaga. Dib u eegis kadib, adiga iyo qaatahaagu waxaad heli doontaan nuqul ballanqaadkiina.

Waad ku mahadsantahay wadaagista

Waxaad si guul leh u soo gudbisay balanqaadkaagii.
Kooxdayadu dib ayey u eegi doonaan tabarucaadkaaga waqti yar ka dib waana ku ogeysiin doonaan haddii.
Ballan-qaadkii loo doorto in la daabaco, waa la qurxin karaa si dheer oo faahfaahsan.